soomaali
Surah As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya count 30
الم
( 1 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 1 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 1](style/islamic/icons/mp3.png)
waxay ku tusin mugjisada Quraanka
تَنزِيلُ الْكِتَابِ لَا رَيْبَ فِيهِ مِن رَّبِّ الْعَالَمِينَ
( 2 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 2 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 2](style/islamic/icons/mp3.png)
soo dajinta Quraanka shaki kuma jiro, wuxuuna ka soodagay Eebaha Calaamka xaggiisa.
أَمْ يَقُولُونَ افْتَرَاهُ ۚ بَلْ هُوَ الْحَقُّ مِن رَّبِّكَ لِتُنذِرَ قَوْمًا مَّا أَتَاهُم مِّن نَّذِيرٍ مِّن قَبْلِكَ لَعَلَّهُمْ يَهْتَدُونَ
( 3 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 3 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 3](style/islamic/icons/mp3.png)
mise waxay dhihi waxaa been abuurtay (Nabiga) saas ma aha ee waa xaq Quraanku Eebahaa xaggiisa ka yimid si aad ugu digtid qoom uusan u imaanin dige kaa horeeya, si ay u hanuunaan,
اللَّهُ الَّذِي خَلَقَ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضَ وَمَا بَيْنَهُمَا فِي سِتَّةِ أَيَّامٍ ثُمَّ اسْتَوَىٰ عَلَى الْعَرْشِ ۖ مَا لَكُم مِّن دُونِهِ مِن وَلِيٍّ وَلَا شَفِيعٍ ۚ أَفَلَا تَتَذَكَّرُونَ
( 4 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 4 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 4](style/islamic/icons/mp3.png)
Eebe waa ka ku abuuray Samooyinka, iyo Dhulka iyo waxa u dhaxeeya Lix maalmood dhexdeed, markaasna ku istawooday Carshiga «si u cunanta» idiinmana sugnaanin Eebe ka sokow wali (gargaare) iyo shafecee midna, ee miyeydaan wax xusuusanayn.
يُدَبِّرُ الْأَمْرَ مِنَ السَّمَاءِ إِلَى الْأَرْضِ ثُمَّ يَعْرُجُ إِلَيْهِ فِي يَوْمٍ كَانَ مِقْدَارُهُ أَلْفَ سَنَةٍ مِّمَّا تَعُدُّونَ
( 5 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 5 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 5](style/islamic/icons/mp3.png)
amarka Eebaa ka maamula Samada xagga Dhulka markaasaa amarkaasi xagga Eebe u koraa Maalin qadarkeedu yahay Kun sano oo waxaad tirinaysaana.
ذَٰلِكَ عَالِمُ الْغَيْبِ وَالشَّهَادَةِ الْعَزِيزُ الرَّحِيمُ
( 6 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 6 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 6](style/islamic/icons/mp3.png)
kaasina waa Eebaha og wax maqan iyo waxa joogaba, ee adkaada ee Naxariista.
الَّذِي أَحْسَنَ كُلَّ شَيْءٍ خَلَقَهُ ۖ وَبَدَأَ خَلْقَ الْإِنسَانِ مِن طِينٍ
( 7 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 7 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 7](style/islamic/icons/mp3.png)
Eebaa wanaajiyey abuuridda wax kasta, wuxuuna ka billaabay abuuridda Dadka Dhoobo, (Nabigii Aadam ahaa).
ثُمَّ جَعَلَ نَسْلَهُ مِن سُلَالَةٍ مِّن مَّاءٍ مَّهِينٍ
( 8 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 8 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 8](style/islamic/icons/mp3.png)
markaas kayeelay faraciisii mid ka soo taxma Biyo taharyar.
ثُمَّ سَوَّاهُ وَنَفَخَ فِيهِ مِن رُّوحِهِ ۖ وَجَعَلَ لَكُمُ السَّمْعَ وَالْأَبْصَارَ وَالْأَفْئِدَةَ ۚ قَلِيلًا مَّا تَشْكُرُونَ
( 9 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 9 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 9](style/islamic/icons/mp3.png)
markaas ekeeyey oo ruuxdiisa ku afuufay idiinna yeelay maqal, Aragyaal iyo quluuba, waxyar baadse Eebe ku mahdisaan.
وَقَالُوا أَإِذَا ضَلَلْنَا فِي الْأَرْضِ أَإِنَّا لَفِي خَلْقٍ جَدِيدٍ ۚ بَلْ هُم بِلِقَاءِ رَبِّهِمْ كَافِرُونَ
( 10 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 10 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 10](style/islamic/icons/mp3.png)
waxay dhaheen Gaaladii ma markaan ku dhexluno dhulka (geeriyoonno) yaa abuurid cusub nala abuuri, saas ma aha ee iyagu la kulanka Eebahood bay ka gaaloobeen.
قُلْ يَتَوَفَّاكُم مَّلَكُ الْمَوْتِ الَّذِي وُكِّلَ بِكُمْ ثُمَّ إِلَىٰ رَبِّكُمْ تُرْجَعُونَ
( 11 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 11 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 11](style/islamic/icons/mp3.png)
waxaad dhahdaa waxaa idin oofsan (dili) Malaga mowdka laydiin wakiishay markaasaa xagga Eebihiin laydiin celin.
وَلَوْ تَرَىٰ إِذِ الْمُجْرِمُونَ نَاكِسُو رُءُوسِهِمْ عِندَ رَبِّهِمْ رَبَّنَا أَبْصَرْنَا وَسَمِعْنَا فَارْجِعْنَا نَعْمَلْ صَالِحًا إِنَّا مُوقِنُونَ
( 12 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 12 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 12](style/islamic/icons/mp3.png)
haddaad arki lahayd marka dambiilayaashu madaxa hoos u dhigi (qiyaamada) Eebahood agtiisa (iyagoo dhihi) Eebahanow waan aragnay waana maqalay ee naceli si aan camalfiican u fallo waan yaqiininaye (waxaad arki lahayd wax yaableh).
وَلَوْ شِئْنَا لَآتَيْنَا كُلَّ نَفْسٍ هُدَاهَا وَلَٰكِنْ حَقَّ الْقَوْلُ مِنِّي لَأَمْلَأَنَّ جَهَنَّمَ مِنَ الْجِنَّةِ وَالنَّاسِ أَجْمَعِينَ
( 13 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 13 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 13](style/islamic/icons/mp3.png)
haddaan doono waxaan siin lahayn (ku toosin lahayn) Nafkasta hanuunkeeda hase yeeshee waxaa hormaray Hadalkaygii in laga buuxin Jahannamo Jinno iyo Insi dhammaan.
فَذُوقُوا بِمَا نَسِيتُمْ لِقَاءَ يَوْمِكُمْ هَٰذَا إِنَّا نَسِينَاكُمْ ۖ وَذُوقُوا عَذَابَ الْخُلْدِ بِمَا كُنتُمْ تَعْمَلُونَ
( 14 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 14 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 14](style/islamic/icons/mp3.png)
ee dhadhamiya halmaanshihiinii la kulanka Maalintiinnan (qiyame) annaguna waan idinka tagaynaa (maanta) ee dhadhamiya cadaabka waaridda camalkiinii dartiis.
إِنَّمَا يُؤْمِنُ بِآيَاتِنَا الَّذِينَ إِذَا ذُكِّرُوا بِهَا خَرُّوا سُجَّدًا وَسَبَّحُوا بِحَمْدِ رَبِّهِمْ وَهُمْ لَا يَسْتَكْبِرُونَ ۩
( 15 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 15 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 15](style/islamic/icons/mp3.png)
waxaa uun rumayn aayaadkanaga kuwa marka lagu waaniyo aayadaha sujuud la dhaca kuna tasbiixsada mahadda Eebahood iyagoon is kibrinayn (isla waynayn).
تَتَجَافَىٰ جُنُوبُهُمْ عَنِ الْمَضَاجِعِ يَدْعُونَ رَبَّهُمْ خَوْفًا وَطَمَعًا وَمِمَّا رَزَقْنَاهُمْ يُنفِقُونَ
( 16 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 16 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 16](style/islamic/icons/mp3.png)
waxayna ka dheeraataa dhinacyadoodu jiifka iyagoo baryi Eebahood cabsi iyo rajaynba waxaan ku arzuqnayna wax ka bixiya.
فَلَا تَعْلَمُ نَفْسٌ مَّا أُخْفِيَ لَهُم مِّن قُرَّةِ أَعْيُنٍ جَزَاءً بِمَا كَانُوا يَعْمَلُونَ
( 17 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 17 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 17](style/islamic/icons/mp3.png)
ma oga Nafu waxa loo qariyay kuwaas oo Indho ku qaboowsadaan abaal marin waxay camalfalayeen dartiis.
أَفَمَن كَانَ مُؤْمِنًا كَمَن كَانَ فَاسِقًا ۚ لَّا يَسْتَوُونَ
( 18 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 18 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 18](style/islamic/icons/mp3.png)
ruux Mu'min ah mala midbaa mid faasiq ah, ma eka.
أَمَّا الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ فَلَهُمْ جَنَّاتُ الْمَأْوَىٰ نُزُلًا بِمَا كَانُوا يَعْمَلُونَ
( 19 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 19 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 19](style/islamic/icons/mp3.png)
kuwa rumeeyay (xaqa) oo camal fiican falay waxay mudan Jannooyinka Ma'wa martiqaad waxay xamal falayeen dartiis.
وَأَمَّا الَّذِينَ فَسَقُوا فَمَأْوَاهُمُ النَّارُ ۖ كُلَّمَا أَرَادُوا أَن يَخْرُجُوا مِنْهَا أُعِيدُوا فِيهَا وَقِيلَ لَهُمْ ذُوقُوا عَذَابَ النَّارِ الَّذِي كُنتُم بِهِ تُكَذِّبُونَ
( 20 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 20 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 20](style/islamic/icons/mp3.png)
kuwase faasiqoobay waxay ku hoyan Naar, markay doonaan inay ka baxaanna waa lagu celin dhexdeeda waxaana lagu dhihi dhadhamiya Cadaabka Naartii aad beenin jirteen.
وَلَنُذِيقَنَّهُم مِّنَ الْعَذَابِ الْأَدْنَىٰ دُونَ الْعَذَابِ الْأَكْبَرِ لَعَلَّهُمْ يَرْجِعُونَ
( 21 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 21 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 21](style/islamic/icons/mp3.png)
waxaana dhadhansiinaynaa cadaab hoose cadaab wayn kasokow inay noqdaan darteed.
وَمَنْ أَظْلَمُ مِمَّن ذُكِّرَ بِآيَاتِ رَبِّهِ ثُمَّ أَعْرَضَ عَنْهَا ۚ إِنَّا مِنَ الْمُجْرِمِينَ مُنتَقِمُونَ
( 22 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 22 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 22](style/islamic/icons/mp3.png)
yaa ka dulmi badan ruux lagu waaniyay aayaadka Eebihiis oo ka jeedsaday xaggeeda, anaguna dambiilayaasha waan ka aarsanaynaa.
وَلَقَدْ آتَيْنَا مُوسَى الْكِتَابَ فَلَا تَكُن فِي مِرْيَةٍ مِّن لِّقَائِهِ ۖ وَجَعَلْنَاهُ هُدًى لِّبَنِي إِسْرَائِيلَ
( 23 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 23 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 23](style/islamic/icons/mp3.png)
dhab ahaanbaan u siinay Nabi Muuse Kitaabkii (Tawreed) ee hashakiyin lakulankiisa waxaana ka yeelay Kitaabkaas hanuunka Banii Israa'iil.
وَجَعَلْنَا مِنْهُمْ أَئِمَّةً يَهْدُونَ بِأَمْرِنَا لَمَّا صَبَرُوا ۖ وَكَانُوا بِآيَاتِنَا يُوقِنُونَ
( 24 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 24 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 24](style/islamic/icons/mp3.png)
waxaana ka yeelay qaarka mid ah imaamyo ku hanuuniya amarkanaga markay samreen, waxayna ahaayeen kuwa aayaadkanaga yaqiiniya.
إِنَّ رَبَّكَ هُوَ يَفْصِلُ بَيْنَهُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فِيمَا كَانُوا فِيهِ يَخْتَلِفُونَ
( 25 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 25 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 25](style/islamic/icons/mp3.png)
Eebahaabaana kala bixin dhexdooda Maalinta Qiyaame waxay ahaayeen kuwo isku diidan.
أَوَلَمْ يَهْدِ لَهُمْ كَمْ أَهْلَكْنَا مِن قَبْلِهِم مِّنَ الْقُرُونِ يَمْشُونَ فِي مَسَاكِنِهِمْ ۚ إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَآيَاتٍ ۖ أَفَلَا يَسْمَعُونَ
( 26 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 26 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 26](style/islamic/icons/mp3.png)
myayna ku hanuunin kuwaasi intaan halaagnay hortood oo quruun ah oy socon guryahoodii, taasina waxaa ku sugan calaamado ee miyayna wax maqlaynin.
أَوَلَمْ يَرَوْا أَنَّا نَسُوقُ الْمَاءَ إِلَى الْأَرْضِ الْجُرُزِ فَنُخْرِجُ بِهِ زَرْعًا تَأْكُلُ مِنْهُ أَنْعَامُهُمْ وَأَنفُسُهُمْ ۖ أَفَلَا يُبْصِرُونَ
( 27 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 27 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 27](style/islamic/icons/mp3.png)
miyeyna arkeyn inaan u soo kaxayno Biyaha Dhul abaar ah oon markaas ku soobixino Beero ay wax ka cunaan Xoolahooda iyo Naftooduba miyeyna wax arkaynin.
وَيَقُولُونَ مَتَىٰ هَٰذَا الْفَتْحُ إِن كُنتُمْ صَادِقِينَ
( 28 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 28 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 28](style/islamic/icons/mp3.png)
waxay dhihi waa goorma kala xukunku haddaad run sheegaysaan.
قُلْ يَوْمَ الْفَتْحِ لَا يَنفَعُ الَّذِينَ كَفَرُوا إِيمَانُهُمْ وَلَا هُمْ يُنظَرُونَ
( 29 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 29 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 29](style/islamic/icons/mp3.png)
waxaad dhahdaa maalinta kala xukunka Gaalada ma anfaco Iimaankoodu lamaga sugo.
فَأَعْرِضْ عَنْهُمْ وَانتَظِرْ إِنَّهُم مُّنتَظِرُونَ
( 30 ) ![soomaali - As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 30 As-Sajdah ( The Prostration ) - Aya 30](style/islamic/icons/mp3.png)
Ee isaga jeedso oo sug iyana ha sugeene.