soomaali
Surah Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya count 28
قُلْ أُوحِيَ إِلَيَّ أَنَّهُ اسْتَمَعَ نَفَرٌ مِّنَ الْجِنِّ فَقَالُوا إِنَّا سَمِعْنَا قُرْآنًا عَجَبًا
( 1 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 1 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 1](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxaad Dhahdaa (Nabiyow) waxaa lay waxyooday inay Dhagaysteen Koox Jinni ah (Quraanka) Dheheen waxaan maqallay quraan layaab leh.
يَهْدِي إِلَى الرُّشْدِ فَآمَنَّا بِهِ ۖ وَلَن نُّشْرِكَ بِرَبِّنَا أَحَدًا
( 2 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 2 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 2](style/islamic/icons/mp3.png)
Oo ku hanuunin xaqa waana Rumaynay waxaan Eebe cibaada la wadaajinhaynana ma jiro.
وَأَنَّهُ تَعَالَىٰ جَدُّ رَبِّنَا مَا اتَّخَذَ صَاحِبَةً وَلَا وَلَدًا
( 3 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 3 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 3](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxaana Sarreeya sharafta Eebeheen, mana yeelan haweenay iyo ilmo midna.
وَأَنَّهُ كَانَ يَقُولُ سَفِيهُنَا عَلَى اللَّهِ شَطَطًا
( 4 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 4 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 4](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxay Ahaayeen kuwannagii xumaa inay ku dhaheen hadallo xadgudug ah Eebe.
وَأَنَّا ظَنَنَّا أَن لَّن تَقُولَ الْإِنسُ وَالْجِنُّ عَلَى اللَّهِ كَذِبًا
( 5 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 5 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 5](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxaana u Malaynaynay inuusan insi iyo Jini Midna Eebe ku beensheegaynin.
وَأَنَّهُ كَانَ رِجَالٌ مِّنَ الْإِنسِ يَعُوذُونَ بِرِجَالٍ مِّنَ الْجِنِّ فَزَادُوهُمْ رَهَقًا
( 6 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 6 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 6](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxayna ahaayeen kuwo insiga ka mid ah inay Magangalaan kuwo Jinniga ka mida markaasna u kordhiyeen kibir (iyo xad Gudub).
وَأَنَّهُمْ ظَنُّوا كَمَا ظَنَنتُمْ أَن لَّن يَبْعَثَ اللَّهُ أَحَدًا
( 7 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 7 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 7](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxayna jinnigu u maleeyeen sidaad u malayseen inaan Eebe soo Bixinhaynin Ruuxna.
وَأَنَّا لَمَسْنَا السَّمَاءَ فَوَجَدْنَاهَا مُلِئَتْ حَرَسًا شَدِيدًا وَشُهُبًا
( 8 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 8 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 8](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxaan Doonnay samada waxaana hellay iyadoo ka buuxda Ilaalin daran iyo danabyo.
وَأَنَّا كُنَّا نَقْعُدُ مِنْهَا مَقَاعِدَ لِلسَّمْعِ ۖ فَمَن يَسْتَمِعِ الْآنَ يَجِدْ لَهُ شِهَابًا رَّصَدًا
( 9 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 9 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 9](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxaana ahayn kuwo Fadhiista xageeda meelo si aan wax uga dhagaysanno Ruuxiise Dhagaysta hadda wuxuu heli danabyo darban «la kulmi».
وَأَنَّا لَا نَدْرِي أَشَرٌّ أُرِيدَ بِمَن فِي الْأَرْضِ أَمْ أَرَادَ بِهِمْ رَبُّهُمْ رَشَدًا
( 10 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 10 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 10](style/islamic/icons/mp3.png)
Mana ogin inay tahay shar lala Doonay dadka Dhulka ku nool ama Eebohood la Doonay hanuun (iyo khayr).
وَأَنَّا مِنَّا الصَّالِحُونَ وَمِنَّا دُونَ ذَٰلِكَ ۖ كُنَّا طَرَائِقَ قِدَدًا
( 11 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 11 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 11](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxaa naga mid ah kuwo suuban iyo kuwo kaleba, waxaan nahay kooxa kala duwan.
وَأَنَّا ظَنَنَّا أَن لَّن نُّعْجِزَ اللَّهَ فِي الْأَرْضِ وَلَن نُّعْجِزَهُ هَرَبًا
( 12 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 12 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 12](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxaanna Ognahay Inaannaan Eebe ku daalinkarin Dhulka Dhexdiisa, kuna Daalinhaynin Cararid.
وَأَنَّا لَمَّا سَمِعْنَا الْهُدَىٰ آمَنَّا بِهِ ۖ فَمَن يُؤْمِن بِرَبِّهِ فَلَا يَخَافُ بَخْسًا وَلَا رَهَقًا
( 13 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 13 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 13](style/islamic/icons/mp3.png)
Markaan Maqallay hanuunkana waan Rumaynay, Ruuxii rumeeya Eebihiisana kama yaabo Nusqaan iyo Dulmi Midna.
وَأَنَّا مِنَّا الْمُسْلِمُونَ وَمِنَّا الْقَاسِطُونَ ۖ فَمَنْ أَسْلَمَ فَأُولَٰئِكَ تَحَرَّوْا رَشَدًا
( 14 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 14 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 14](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxaa naga mida Muslimiin iyo Kuwo xadgudbay, Ruusiise islaama waa mid ku dadaalay hanuun.
وَأَمَّا الْقَاسِطُونَ فَكَانُوا لِجَهَنَّمَ حَطَبًا
( 15 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 15 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 15](style/islamic/icons/mp3.png)
Kuwiise xadgudbay waxay ahaan Qoryaha Jahannamo.
وَأَن لَّوِ اسْتَقَامُوا عَلَى الطَّرِيقَةِ لَأَسْقَيْنَاهُم مَّاءً غَدَقًا
( 16 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 16 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 16](style/islamic/icons/mp3.png)
Hadday ku toosaan Dadku jidka (wanaagsan) waxaaan ka waraabinlahayn biyo badan.
لِّنَفْتِنَهُمْ فِيهِ ۚ وَمَن يُعْرِضْ عَن ذِكْرِ رَبِّهِ يَسْلُكْهُ عَذَابًا صَعَدًا
( 17 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 17 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 17](style/islamic/icons/mp3.png)
Imtixaan Dartiis, Ruuxii ka Jeedsada Xusidda Eebihiis wuxuu galin cadaab daran.
وَأَنَّ الْمَسَاجِدَ لِلَّهِ فَلَا تَدْعُوا مَعَ اللَّهِ أَحَدًا
( 18 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 18 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 18](style/islamic/icons/mp3.png)
Masaajidda Eebaa iska leh ee ha kula baryina «caabudina» Eeb Cid kale.
وَأَنَّهُ لَمَّا قَامَ عَبْدُ اللَّهِ يَدْعُوهُ كَادُوا يَكُونُونَ عَلَيْهِ لِبَدًا
( 19 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 19 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 19](style/islamic/icons/mp3.png)
Markuu istaagay Addoonkii Eebe (Nabigu) isagoo Caabudi Eebe waxay Jinnigu u dhawaadeen inay korkiisa is dulfuulan.
قُلْ إِنَّمَا أَدْعُو رَبِّي وَلَا أُشْرِكُ بِهِ أَحَدًا
( 20 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 20 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 20](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxaad Dhahdaa Nabiyow waxaan uun Caabudi Eebahay lana wadaajinmahayo cidna.
قُلْ إِنِّي لَا أَمْلِكُ لَكُمْ ضَرًّا وَلَا رَشَدًا
( 21 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 21 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 21](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxaad dhahdaa idiin ma hanto shar iyo khayr midna.
قُلْ إِنِّي لَن يُجِيرَنِي مِنَ اللَّهِ أَحَدٌ وَلَنْ أَجِدَ مِن دُونِهِ مُلْتَحَدًا
( 22 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 22 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 22](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxaad Dhahdaa cidna igama korinayso Eebe, mana helayo isaga ka sakow Magangalyo.
إِلَّا بَلَاغًا مِّنَ اللَّهِ وَرِسَالَاتِهِ ۚ وَمَن يَعْصِ اللَّهَ وَرَسُولَهُ فَإِنَّ لَهُ نَارَ جَهَنَّمَ خَالِدِينَ فِيهَا أَبَدًا
( 23 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 23 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 23](style/islamic/icons/mp3.png)
Hase yeeshee waxaan hantaa Gaadhsiinta xaqa Eebe iyo Farriimihiisa, Ruuxiise Eebe Caasiya iyo Rasuulkiisa waxaa u sugnaaday Naarta Jahannama isagoo ku waari Dhexdeeda.
حَتَّىٰ إِذَا رَأَوْا مَا يُوعَدُونَ فَسَيَعْلَمُونَ مَنْ أَضْعَفُ نَاصِرًا وَأَقَلُّ عَدَدًا
( 24 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 24 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 24](style/islamic/icons/mp3.png)
Markay Gaaladu Arkaan waxa loo yaboohi waxay ogaan cidda Gargaarihiisu tabaryaryahay tirana yaryahay.
قُلْ إِنْ أَدْرِي أَقَرِيبٌ مَّا تُوعَدُونَ أَمْ يَجْعَلُ لَهُ رَبِّي أَمَدًا
( 25 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 25 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 25](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxaad Dhahdaa ma ogi inuu Dhawyahay waxa la idiinku Gooddin ama Eebahay waqti u yeeli.
عَالِمُ الْغَيْبِ فَلَا يُظْهِرُ عَلَىٰ غَيْبِهِ أَحَدًا
( 26 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 26 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 26](style/islamic/icons/mp3.png)
Eebaa og waxa Maqan, umana muujiyo waxaa maqan Ruuxna.
إِلَّا مَنِ ارْتَضَىٰ مِن رَّسُولٍ فَإِنَّهُ يَسْلُكُ مِن بَيْنِ يَدَيْهِ وَمِنْ خَلْفِهِ رَصَدًا
( 27 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 27 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 27](style/islamic/icons/mp3.png)
Marka laga Reebo ciduu ka raalli Noqday oo Rasuulah, Isagoo hor iyo gadaalba ka ilaalin.
لِّيَعْلَمَ أَن قَدْ أَبْلَغُوا رِسَالَاتِ رَبِّهِمْ وَأَحَاطَ بِمَا لَدَيْهِمْ وَأَحْصَىٰ كُلَّ شَيْءٍ عَدَدًا
( 28 ) ![soomaali - Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 28 Al-Jinn ( The Jinn ) - Aya 28](style/islamic/icons/mp3.png)
Si Eebe u muujiyo inay Gaadhsiiyeen Farriimihii Eebohood, Eebana waa koobay waxa Agtooda ah wayna u tirakoobanyihiin wax walba.