soomaali
Surah At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya count 17
وَالسَّمَاءِ وَالطَّارِقِ
( 1 ) ![soomaali - At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 1 At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 1](style/islamic/icons/mp3.png)
Eebe wuxuu ku dhaartay Samada iyo Xiddigga guura.
وَمَا أَدْرَاكَ مَا الطَّارِقُ
( 2 ) ![soomaali - At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 2 At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 2](style/islamic/icons/mp3.png)
Ma taqaan Xiddigga guura.
النَّجْمُ الثَّاقِبُ
( 3 ) ![soomaali - At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 3 At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 3](style/islamic/icons/mp3.png)
Waa Xiddig ifa.
إِن كُلُّ نَفْسٍ لَّمَّا عَلَيْهَا حَافِظٌ
( 4 ) ![soomaali - At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 4 At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 4](style/islamic/icons/mp3.png)
Ee Nafwalba waxaa kor jooga ilaaliye (Malag).
فَلْيَنظُرِ الْإِنسَانُ مِمَّ خُلِقَ
( 5 ) ![soomaali - At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 5 At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 5](style/islamic/icons/mp3.png)
Ee Dadku ha dayo waxa laga abuuray.
خُلِقَ مِن مَّاءٍ دَافِقٍ
( 6 ) ![soomaali - At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 6 At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 6](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxaa laga abuuray Biyo booda.
يَخْرُجُ مِن بَيْنِ الصُّلْبِ وَالتَّرَائِبِ
( 7 ) ![soomaali - At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 7 At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 7](style/islamic/icons/mp3.png)
Kana soobaxa Dhabar iyo laab dhexdood.
إِنَّهُ عَلَىٰ رَجْعِهِ لَقَادِرٌ
( 8 ) ![soomaali - At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 8 At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 8](style/islamic/icons/mp3.png)
Eebana waa karaa soo celinta Dadka (qiyaamada).
يَوْمَ تُبْلَى السَّرَائِرُ
( 9 ) ![soomaali - At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 9 At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 9](style/islamic/icons/mp3.png)
Maalinta la imtixaani waxa (Laabta) ku qarsoon.
فَمَا لَهُ مِن قُوَّةٍ وَلَا نَاصِرٍ
( 10 ) ![soomaali - At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 10 At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 10](style/islamic/icons/mp3.png)
Dadkuna Xoog ma leh (Maalintaas) iyo wax u gargaaara midna.
وَالسَّمَاءِ ذَاتِ الرَّجْعِ
( 11 ) ![soomaali - At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 11 At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 11](style/islamic/icons/mp3.png)
Eebana wuxuu ku dhaartay Samada Roobka leh.
وَالْأَرْضِ ذَاتِ الصَّدْعِ
( 12 ) ![soomaali - At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 12 At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 12](style/islamic/icons/mp3.png)
Iyo Dhulka jeexma (waxna ka soo baxo).
إِنَّهُ لَقَوْلٌ فَصْلٌ
( 13 ) ![soomaali - At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 13 At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 13](style/islamic/icons/mp3.png)
Ee Quraanku waa hadal wax kala bixiya (wanaagga iyo Xumaanta).
وَمَا هُوَ بِالْهَزْلِ
( 14 ) ![soomaali - At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 14 At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 14](style/islamic/icons/mp3.png)
Ciyaarra ma aha (ee waa dhab).
إِنَّهُمْ يَكِيدُونَ كَيْدًا
( 15 ) ![soomaali - At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 15 At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 15](style/islamic/icons/mp3.png)
Gaaladu waxbay dhakri.
وَأَكِيدُ كَيْدًا
( 16 ) ![soomaali - At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 16 At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 16](style/islamic/icons/mp3.png)
Annaguna waanu kaydi (Abaalmarin).
فَمَهِّلِ الْكَافِرِينَ أَمْهِلْهُمْ رُوَيْدًا
( 17 ) ![soomaali - At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 17 At-Tariq ( The Night-Comer ) - Aya 17](style/islamic/icons/mp3.png)
Ee u sug Gaalada wax yar.